DHALINYARADA XISBIGA DHEXDHEXAADKA EE FINLAND

Waxay dhiirogeliyaan isbeddel

Dhalinyarada Xisbiga Dhexdhexaadka ee Finland waa isbeddel dhaliyeyaal adag waana ururka dhalinyarada ee ugu saameynta badan Finland, kaas oo xubnaha loo oggolyahay inay ku yeeshaan cod iyaga u gaar ah waxayna leeyihiin fursad ay ugu kobcaan shaqsi ixtiraamaya kala-duwanaanshaha iyo dabeecadda. Way fududahay inaad ugu biirto Dhalinyarada Xisbiga Dhexdhexaadka ee Finland  sida aad tahay. Dhalinyarada Xisbiga Dhexdhexaadka ee Finland  waa koox leh waayo-aragnimo heer sare ah oo yaqaano sida loo qoslo - gaar ahaan isku qoslo

Waxay horumariyaan gobolka

Dhalinyarada Xisbiga Dhexdhexaadka ee Finland waxay sameeyaan dadaal xooggan ay ku horumarinayaan sinaanta gobolka waxayna xooga saaraan muhiimadda gobolku u leeyahay dadka ku nool - iyada oo aan loo eegin halka ay ku sugan yihiin.

Waxay ogalaadaan inaad sidaada ahaato

Dhalinyarada Xisbiga Dhexdhexaadka ee Finland  waxay u arkaan kala duwanaanta horumar. Dhalinyarada Xisbiga Dhexdhexaadka ee Finland  waxay soo dhaweyaan kala duwanaanshaha waxayna u aqbalaan dhammaan xubnaha cusub sida ay yihiin.

Waxay ku dhiirrogeliyaan xubnahooda inay noqdaan muwaadiniin wanaagsan

Dhalinyarada Xisbiga Dhexdhexaadka ee Finland  waxay dhiirigeliyaan waxayna u barbaariyaan dhalinta si ay u noqdaan dad waaweyn oo masuul ka ah fayoqabka naftooda iyo dadka kale. Arrimaha waxaa la xalliyaa iyada oo la adeegsanayo wadahadal wax ku ool ah iyo gorgortan iyadoo la qadarinayo kala duwanaanta.

Waxay ilaaliyaan xiriirka dabiiciga ah

Joogtaynta xiriirka dabiiciga ee dhabta ah iyo kan dhowba waa muhiim Dhalinyarada Xisbiga Dhexdhexaadka ee Finland . Dhalinyarada Xisbiga Dhexdhexaadka ee Finland  waa u doode xooggan ee ka faa'idaysiga macquulka ah iyo ka faa'idaysoga waara ee deegaanka.

FIKRADDA AADANAHA EE ASALKA U AH QIYAMKEENA

Dhalinyarada Xisbiga Dhexdhexaadka ee Finland  waxay u maleeyaan in go'aan qaadashada bulshadu ay tahay inay noqoto mid dadka ku habboon oo dadka u janjeerta. Ma qeexno waajibaadka bulshada iyo dowladda marka laga eego aragtida maareynta raasumaalka. Taa baddalkeeda, waxaan u maleynaa in wanaagga aadanaha iyo bani-aadminnimada loo tixgeliyo inay tahay mudnaanta koowaad ee dhammaan horumarinta bulshada.

Asalka fikradeed ee Dhalinyarada Xisbiga Dhexdhexaadka ee Finland  waxaa aasaas u ah aaminsanaanta dadka; dadku, dabiici ahaan way, firfircoon yihiin waana jilaayaal horumarka u janjareera kuwaasoo kobaca garaadkooda tahay in la taageero. Dhalinyarada Xisbiga Dhexdhexaadka ee Finland  waxay u maleynayaan in horumarka garaadka, tus.  noqoshada mutacalim iyo waayo-arag, ay tahay barta laga bilaabo horumarka bulshada oo dhan.  Dhalinyarada Xisbiga Dhexdhexaadka ee Finland  waxay xooga saaraan garashada wanaagga aadanaha: fursadda qofka ku hormariyo naftiisa, waxbarashada, shaqada, lahaanshaha hiwaayado, is-muujinta, lahaanshaha xiriiro wanaagsan, ku lug yeelashada iyo noqoshada ujeedadda dulqaadka firfircoon, xornimada, masuuliyada, iyo wanaajinta tayada nolosha.


Fikradda aadanaha waa asalka u afarteena qiyam:

Wadaaga

Sinnaanta

Horumarka waara

Waxbarashada iyo waayo-aragnimada

 

KU BIIR DHALINYARADA XISBIGA DHEXDHEXAADKA EE FINLAND!

Haddii aad ku biirto Dhalinyarada Xisbiga Dhexdhexaadka ee Finland , waxaan dammaanad qaadeynaa in aad waxqabad badan iyo wadaag yeelan doonto noloshaada. Waxaan sidoo kale dammaanad qaadaynaa in aad fursad u yeelan doonto inaad isbeddel sameyso iyo waddo toos ah halkaas oo siyaasadda dhabta ah lagu qabto. Dadka da'doodu u dhaxayso 15–29 sano jir waxay noqon karaan xubno.

Markaad xubin ka tahay Dhalinyarada Xisbiga Dhexdhexaadka ee Finland, waxaad fursad u leedahay inaad si toos ah saameyn ugu yeelato howlaha xisbiga, sidaas darteedna, arrimaha ku saabsan dalka oo dhan. Waxaad sidoo kale fursad u heli doontaa inaad kaqaybqaadato koorasooyin tababar oo la xiriira siyaasadda iyo hawlaha ururka, si aad uga horumarto labada dhinacba.

Miyaad xiiseyneysaa? Ma jeclaan lahayd inaad wax badan ka ogaato?

La xiriir guddoomiyahayaga Suvi Mäkeläinen si aan uga wadahadalno sida ugu wanaagsan ee aad uga qaybqaadan karto waxqabadkayaga! suvi.makelainen@keskustanuoret.fi, +358 50 384 6820


Tämä sivusto käyttää evästeitä sivuston käyttöä koskevien tietojen keräämiseksi. Kun käytät tätä sivustoa, hyväksyt evästeiden käytön.
Sulje

Evästekäytännöt

Tätä sivustoa käyttämällä hyväksyt, että voimme asettaa evästeitä tietokoneellesi tai mobiililaitteeseesi.

1. Mitä evästeet ovat?

Evästeet ovat pieniä datatiedostoja, jotka siirtyvät tietokoneellesi, kun otat yhteyden johonkin verkkosivustoon. Evästeet tallentuvat selaimen käyttämien tiedostojen yhteyteen.

Lisätietoa evästeistä saat sivulta www.aboutcookies.org.

2. Miksi evästeitä käytetään?

Evästeet tunnistavat tietokoneesi, kun tulet sivustolle uudelleen. Ne muistavat myös sivustolla aikaisemmin tekemäsi valinnat ja parantavat siten sivuston käyttökokemusta. Evästeiden avulla pystyy esimerkiksi tunnistamaan käyttäjän laitteet sekä mukauttamaan mahdollisia mainoksia sivuilla sekä mahdollisissa muissa palveluissa.

3. Mitä evästeitä käytetään?

Jotkin evästeet ovat sivustomme teknisen toiminnan ja käytön vuoksi välttämättömiä. Nämä evästeet eivät kerää käyttäjästä tietoa, jota voitaisiin hyödyntää markkinoinnissa tai muistamaan käyttäjän valitsemia sivustoja.

Suorituskykyä mittaavat evästeemme keräävät tietoa siitä, miten käyttäjät käyttävät verkkosivujamme (esim. eniten käytetyt sivut, mahdolliset virheviestit). Nämä evästeet eivät kerää käyttäjistä tunnistettavia tietoja, vaan ne ovat anonyymejä ja niitä käytetään ainoastaan parantamaan nettisivujen toimivuutta.

Sivuilla olevat kolmansien osapuolten liitännäispalvelut (esim. mainokset, YouTube-videot, Google-tilastointi tai Facebook-liitännäiset) saattavat tallentaa käyttäjän tunnistamiseen käytettävää tietoa, mihin emme valitettavasti voi vaikuttaa. Jos haluat estää niitä seuraamasta liikkumistasi verkossa, voit kytkeä ns. kolmannen osapuolen evästeet pois käytöstä selaimesi asetuksista. Ohjeet löydät selaimesi ohjesivuilta.

Sivuillamme saattaa olla myös painikkeita, jotka helpottavat sisällön jakamista eri verkkoviestintäympäristöihin ja sosiaaliseen mediaan. Jos käytät näitä painikkeita, valitsemaltasi palvelulta voidaan asettaa eväste päätelaitteellesi. Nämä evästeet eivät ole hallinnassamme. Lisätietoja kolmannen osapuolen evästeiden käytöstä saat kyseisen osapuolen verkkosivulta.

4. Evästeiden hallinta ja estäminen

Jos et halua vastaanottaa evästeitä, voit muuttaa Internet-selaimesi asetuksia niin, että saat ilmoituksen aina kun evästeitä ollaan lähettämässä tietokoneellesi. Vaihtoehtoisesti voit estää evästeiden käytön kokonaan. Evästeiden käyttöä voi rajoittaa tai sen voi estää Internet-selaimen kautta (katso tarkemmat tiedot selaimen ohjeista).

Jos estät evästeiden tallennuksen tai poistat ne käytöstä, jotkin verkkosivujemme toiminnoista eivät välttämättä toimi oikein.

Sulje